Shirka Golaha Wadatashiga oo Warbixin looga dhageestay Wasiirka Difaaca iyo Taliska ciidanka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa warbixin … Continue reading Shirka Golaha Wadatashiga oo Warbixin looga dhageestay Wasiirka Difaaca iyo Taliska ciidanka (Sawirro)